Baydhabo(WMN)-Saddex boqol oo qoys oo barakac ku tagay magaalada Baydhabo bartamihii bishii Maarso ayaa wajahaya cunno yari, hoy xumo iyo biyo yari. Waa qoysas faro maran oo naftooda ka la…
Author
Warsan Radio
Xukuumadii Masar oo Is-casishay, xilli Ra’iisal Wasaare Mustafa Al-Madbouly loo idmaday dhismaha Xukuumad Cusub
written by Warsan Radio
Madaxweyne C/Fataax Elsisi waxa uu Aqbalay Codsi uu Ra’isul-wasaare Mustafa Al-Madbuuli ku shaaciyey Is-casilaada Xukuumadiisa. Madaxweyne Elsisi waxa uu ka codsaday Ra’iisal Wasaare Mustafa Al-Madbuuli inuu soo yegleelo Xukuumad Cusub…
Wasiirka Amniga Gudaha XFS ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Taraafikada.
written by Warsan Radio
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeen lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka ee (Traffic).…










