Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo Israa’iiliyiin ah, tiro kalena waa lagu dhaawacay. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 7…
Author
Warsan Radio
Shirka dib-u-eegidda habraacyada isku dabaridka dhaqaalaha Buluugga ah oo ka furmay Muqdisho
written by Warsan Radio
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee…
Guddiga Anshaxa ee Komishinta doorashooyinka Jamhuuriyda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa soo saaray awamiir ay fareen xisibiyada iyo ururrada siyaasadda iyagoo sidoo kale ganaaxyo dul dhigay labada xisbi…










