Shir gaar ah oo habeenkii xalay dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la soo sheegay…
Author
Warsan Radio
Millatariga Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen. Saraakiil u hadashay millatariga Mareykanka ayaa…
Dowladaha amniga ka taageera Soomaaliya oo si adag u tageeray madaxbnaanida dalka.
written by Warsan Radio
Dowladaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa si wadajir ah u xaqiijiyay taageeradooda buuxda ee madaxbannaanida, midnimada dhuleed, iyo madax-bannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFSoomaaliya iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oruç Reis.
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFSoomaaliya iyo Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oruç Reis. was…









