Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Venezuela ayaa Isniintii shalay sheegay in maxkamad ku taalla Venezuela ay ay soo saartay amar lagu soo xirayo hoggaamiyaha mucaaradka Edmundo Gonzalez, kaas oo lagu eedeeyay…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirn logu so dhaweeyey Magaalada Beijing ee Caasimadda Shiinaha
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaas oo ay ka qeyb galayaan Shir Madaxeedka Afrika iyo…
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.Sidoo kole…
Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka oo ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee dalka Sri Lanka
written by Warsan Radio
Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka Sri Lanka, sidaasi waxaa shaaciyay Axaddii guddiga doorashada. Shacabka Sri…










