Cadowtinimada Soomaalida iyo xabashida waa mid soo soo jireen ah, waxa uuna ka soo bilowday Qarniga 15-aad, waxaana halganka Shumaca shiday Al- imam Axmed Gureey, waxaa kaloo Labada dal ay…
Author
Warsan Radio
Akhriso:- Mooshin ka dhan ah Xildhibaanada Itoobiya Taageeray oo la diyaariyay
written by Warsan Radio
Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay diyaariyeen mooshin lagu dalbanayo in xasaanadda laga qaado 25 xildhibaan oo lagu eedeeyay inay taageereen dowladda Itoobiya,…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan aad u muhiim ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Turkiga, magaalada Ankara, dhiggiisa dalka Turkiga, Yaşar Güler. Kulankan ayaa ahaa…










