Safiirka Soomaaliya ee dalka Switzerland ahna wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ee Geneva Ambassador Khadra Ducaale ayaa halkaas kulan kula qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ambassador Abdulmohsen M.Binkhothaila. Ambassador Khadra…
Author
Warsan Radio
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Marina Walter, oo ah Ku-xigeenka Agaasimaha Goboleedka ee Dalalka Carabta ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA.
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xerada Bali Doogle maanta tababar sare u soo xiray 150 Saraakiil-xigeen iyo 200 Leyli-sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.…
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐-๐ฎ-๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.
written by Warsan Radio










