Dalladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet i Sverige) oo deeq Daawo ah gaarsiisay Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose. Maanta 23 Maarso 2017 waxaa deeq daawo ah oo…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-Wafdi uu hogaaminyo madaxweynaha dowlad gobaledka hirshabeele ayaa soo gaaray magaalada b.weyne ee xarunta gobolka hiiraan
written by Warsan Radio
Wafdi uu hogaaminyo madaxweynaha dowlad gobaledka hirshabeele ayaa soo gaaray magaalada b.weyne ee xarunta gobolka hiiraan wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa magalada b.weyen kusoo dhaweyay madaxda maamulka gobalka hiraan kan dagmada…
{WARSANRADIO} Maanta waa maalintii koowaad ee Todobaadka laxisaabtanka Dowlada aylaxisaab tameeysay waxqabadka ayaa Manata waxa uu Ka dhacay hoolka madaxtooyada Dowlada Goboleedka KGs , waxana Ka soo Qaabgaley Madaxweynaha Maamulka…










