{WARSANRADIO} Maanta waa maalintii koowaad ee Todobaadka laxisaabtanka Dowlada aylaxisaab tameeysay waxqabadka ayaa Manata waxa uu Ka dhacay hoolka madaxtooyada Dowlada Goboleedka KGs , waxana Ka soo Qaabgaley Madaxweynaha Maamulka KGs Shariif Xasan Sheekh adan iyo Waziiro Xildhibaano Odayaaal Ururada Bulshada Qeeboxoda Kala Duwan , manta Bulshada aye waxay wareey sanaayeen madax weeynaha hadaba waakuwaanaa wareeysgiga iyo jawaabaha madax weeynaha iyo bulshad