tani waa dood ku saabsan dhulalka la’isku haysto iyo kuwa la boobo ee ku yaala Magaalada Baydhabo. Daooda waxay dhex maraysaa Yaxye Isaaq Dheeroow oo ah u doode Bulshada Dulman…
Warsan Radio
daawo sawiro- Kullan ay isugu imaadeen Gudiga qaban-qaabada Soo Dhaweynta madaxweynaha maamulka KGS
Kullankan si weyn loo soo agaasimay,oo ay isugu imaadeen gudiga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaliya & wafdiga uu hogaaminaay oo la filaayo inay dhawaan soogaaraan magaalada london…
dhageyso:-Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen
Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen dhageyso:-Wafdi u hogaaminaayo wasiirka maaliyada maamulka hirshabeele ayaa soo gaaray magaaald beledeweyen was last modified: April 25th, 2017…
{WARSANRADIO} Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dalak Ethiopia General Gabre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed CabdulahI Farmaajo inuu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalka Soomaaliya. General Gabre ayaa…
Taliska Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa kusoo rogay Amaro xasaaska ay qabaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan Magaalada Baydhabo. Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo Mahad…









