Kullanka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hogaaminayay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa waxa Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bay looga Magaacwey Cali Wardheere C/raxmaan. Gudoomiyaha Cusub waxa…
Author
Warsan Radio
video Kusimaha M/weynaha Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qaabiley Wafdi ka socdey hay,addaha
written by Warsan Radio
Kusimaha M/weynaha Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qaabiley Wafdi ka socdey hay,addaha Caalamiga ah,waxaana lagaga wada hadley dib u dejin loo sameynayo Kumanaanka laga soo celiyey Qoxootiga Kenya. https://www.youtube.com/watch?v=p6dGijimWbc&feature=youtu.be…
VIDEO BAARLAMAANKA KOONFUR GALBEED OO DIIDAY ANSIXINTA SHARCIGA DOWLADAHA HOOSE
written by Warsan Radio
Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo kulan maanta ku yeeshay magaalada Baydhabo Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha ku celiyay sharciga dowladaha hoose, kaasi oo dhowaan…








