{WARSANRADIO} Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha…
Author
Warsan Radio
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono Wariye…
Akhriso+(Sawirro):-Xogeyaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo maanta xilka wareejiyay
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilka ku wareejiyay Xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Maxamuud Xasan (Azhari). Munaasabad…
Akhriso:-Wasiirka dastuurka oo aan hor tagin baarlamaanka iyo buuq siyaasadeed oo arintaa ka dhashay
written by Warsan Radio
{WARSANEADIO}Wasiirka wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil oo maanta qorshuhu ahaa in uu hortago baarlamaanka Soomaaliya si su’aalo loo weydiiyo ayaa arintaa ka cudur daartay sababo la xiriira caafimaadkiisa.…









