DAAWO SIYAARTII SINADKAAN SHEIKH SHUCEEB EE MAGALADA BAYDHABO KA DHACADAY AYADOO SANAD WELBA LAGU QABTO SIYAARADAANI OO LAGU XUSAYEY SHEIKH SHUCEEB , HOOS KA DAAWO MUQAALKA SIYAARADA DAAWO VIDEO…
Warsan Radio
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: February 23rd, 2018…
DAAWO VIDEO MADAXWEYNAHA DOWLADDA KGS OO MAANTA DHAGAX DHIGEY XARUUN DHAQAN CELINTA HAWEENKA
DAAWO MADAXWEYNAHA DOWLADDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO MAANTA DHAGAX DHIGEY XARUUN DHAQAN CELINTA HAWEENKA, HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO VIDEO MADAXWEYNAHA DOWLADDA KGS OO MAANTA DHAGAX DHIGEY XARUUN DHAQAN CELINTA…
Akhriso:-Ammaanka Madaxtooyada iyo waddooyinka ku dhow dhow oo si aad ah loo adkeeyay.
{WARSANRADIO}Ammaanka Madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo waddooyinka ku dhow dhow ayaa si aad ah loo adkeeyay, Maalin kaddib markii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar ku qaadeen agagaarka Madaxtooyada. Ciidamo…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Abu Dhabi
{WARSANRADIO}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah…
Akhriso:- Magaalada Kismaayo iyo magaalada Antalya ee dalka Turkiga oo la mataaneynayo
{WARSANWADIO}Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhoweeyay mashaariic Turkiga ka fulinayo deegaanada Jubbaland iyo Barnaamijka mataanaynta Magaalooyinka Kismaayo iyo Antalya oo ah Magaalo ku taala wadanka Turkiga, isla markana meelo badan…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye C/lahi Aadan (Jeceelaw) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Jecelaw] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: February 27th, 2018 by…
Akhriso:- C/raxmaan Beyle “Waxyaabihii bishan dhacay waxay sababeen in aan dakhli badan soo xaroonin”
{WARSANWADIO}Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay xaaladihii ka dhashay cabashadii iyo shaqo joojintii Ganacsatada ka keeneen canshuurtii lagu kordhiyay Ganacsatada.…










