Golha Badbaadada Koofur Galbeed oo ku kulmay Maanta Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in todobaadkii hore Ciidamada booliska Koofur Galbeed ay Suuqa Xoolha ku weerareen dad xoola iib ah keensaday iyagoo…
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:- Haween loo Tababaray Nadaafada Baardheere oo lagu Wareejiyey Qalabka Shaqada
{WARSANRADIO}Haweenkani ka shaqeeya Nadaafada Baardheere oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 20,islamarkaana laga soo kala xuley xaafadaha Degmada Baardheere ayaa soo qaatey tababar u soconayey muddo 14 maalin ah,waxaana mudadaasi lagu…
{WARSANRADIO}Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta ayaa la magacaabay, kaddib shir degdeg ah oo ay goor dhow yeesheen Golaha Wasiirada. Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, halka Taliyaha Nabadsugida…
Baarlamaanka Koofurgalbeed oo isku raacay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed Xildhibaanada Baarlamaanka Koofurgalbeed ayaa isku raacay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed 17ka November ee…
Dhageyso(Wareysi+Sawirr):- Haweenka Baardheere oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Barakacayaasha degan duleedka Baardheere
{WARSANRADIO}Qaar ka mid ah Haweenka ku dhaqan degmada Baardheere ayaa ugu baaqay shacabka degan degmada ,Shirkadaha Ganacsiga iyo hay,adaha Samafalka iney u gurmadaan barakacayaasha ku sugan duleedka Degmada Baardheere,oo bilahii…










