TABABAR SOCONAYO MUDDO LABA MAALMOOD AH AYAA KA FURMAY MAGAALADA BAYDHABO.
Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay daladda ay ku midaysanyihiin Bulshada rayidka Koofur Galbeed Soomaaliya ee loo yaqaano SOSWENSA oo gacan ka helaysa Hay’ada IIDA
Waxaa furtay siminaar kaas manta waziirada Haweenka iyo Godomiyaha Haweenka Degmada Baayaay
HOOS KA DAAWO MUQAAL