GUDOOMIYAHA DEGMADA BAYDHABO OO KA WARBIXIYAY SAFARKII UU KU TEGAY MAGAALADA KUALALAMPOOR EE WADANKA MALAYSIYA Mr. Cabdulaahu Cali Watiin oo ah Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Baydhabo oo Shalay…
Author
Warsan Radio
Akhriso:- Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Horumarinta beeraha kala saxiixday.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Munaasabadan oo ku saabsaneyd mid Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ujeedada tahay wax ka qabadashada biya xireenada…
Dhageeyso+sawiro:-XILDHIBAAN AADAN IBRAAHIM DHAAYOOW OO GOGOL LAGU DHAMAYNAYO KHILAAFKA BEESHA HARAAW DHIGAY
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}HALKAASNA XALWAARA LOOGA GAARAY MADMADOOWGII KA DHEX JIRAY BEESHA. Waxaa gogoshan fidiyay Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayoow oo Beesha Haraaw u matala Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya taasoo ujeedadaeedu ahayd sidii loogu gabab…
Dhageyso:-Deegaan Doorashooyinka Baydhaboiyo Baraawe oo Weli Loo Meel Mari La’yahay
written by Warsan Radio
Waxaa Muran Ka Taagan Qaabka Loo Wado Maamul usameynta Magaalooyinka Baydhaboiyo Baraawe Gaarahaana Maamulka loo Dhisayo Baydhabo Shirar kala duwanoo ay yeelaneyaan Beelaha Qaareedegabaydhabowaxaa ay Cabasho Ka Muujiyeen Habka loo…










