{WARSANRADIO}Warar goor dhow aan ka helnay Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya inuu guuldareystay isku daygii Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ay mooshin kalsooni kala noqosho ka geeyeen Guddoomiye Jawaari. Wararka…
Warsan Radio
Dhageeyso+Akhriso:-DOOD CILMIYEED KU SAABSAN FAHAMKA HANAANKA FEDERAALIISAMKA OO LAGU QABTAY MAGAALADA BAYDHABO.
{WARSANRADIO}Tobaneeyo qof oo isugu jira Odayaal dhaqameed, Culimaa’udiin, Fanaaniin, wariyayaa iyo Abwaano ayaa ka qeybgalay iyadoo ay kala soo qeyb galeen Mudanayaal ka tirsan B.K.G.S iyo hogaamiyayaasha Bulshada rayidka. Kulankan…
Akhriso+Sawiro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee AMISOM
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha guud…
Beesha Caalamka oo walaac xooggan ka muujisay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya
Muqdisho, 16 Maarso 2018 – Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee…
Dhageyso+Sawiro:-Tababar lagu baranayo sida looga sameeyo warar iyo warbixino barakacayaalka oo maalintii 2aad ka socda Xarunta Idaacadda Warsan.
{WARSANRADIO} Afar wariye oo ka tirsan Suxufiyiinta ka howl gasho Idaacadda Warsan ayaa qaadanaya daruus lagu baranayo ka soo waramidda Xaaladaha Bani’aadanimo ee ka jirta Xerooyinka Barakacayaasha. Tababarkan soo qaban…
Dhageyso : Xildhibaanad Raabaca Sheekh Nuurow oo Mooshinka Jawaarey Ka hadashey
{WARSANRADIO} Waxaa Sii xoogeysanaya Khilaafka u Dhaxeeya xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo dhex dhexaad maka yahay khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda
{WARSANRADIO}Tan iyo markii uu soo baxay khilaaf hareeyay xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa dalka u muuqdaa mid galay qalalaase siyaasadeed oo…
{WARSANRADIO} Isqab qabsigii Xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya oo dib u bilaawday iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka…
Akhriso:-Hoggaamiyeyaashii Al-Shabaab ee Gobolada Baay iyo Gedo oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya
{WARSANRADIO}Hoggaamiyeyaashii Al-Shabaab ee Gobolada Baay iyo Gedo ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Soomaaliya, iyagoo ku dhawaaqay inay isaga baxeen Al-Shabaab, wixii hadda ka dambeeya la dagaalami…









