{WARSANRADIO}Dowlada jabuti ayaa bilowday qorshe ay dib ugu celinayso shirkada fadhigeedu yahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta saamiga ay ku lahayd dekeda Dooraale kadib markii labada dhinac uu is afgaran waa…
Author
Warsan Radio
Akhriso:-Go’aankii ka soo baxay Xildhibaanada la baxay Guddiga Badbaadada Golaha shacabka
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo la baxay Guddiga Badbaadada Golaha Shacabka ayaa caawa ku dhawaaqay inuu buray mooshinkii kalsooni kala noqoshada laga keenay Guddoomiye Jawaari, kaasoo ka dhashay qalalaase…
Akhriso:-mari waaga ka taagan Mooshinka Jawaari oo sii xoogeystay iyo dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo …
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay wadaan Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ka soconaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu sii xoogeystay is mari waaga ka taagan Mooshinkii laga keenay Guddoomiye…
Dhageyso:-Kulanka Bulshada Rayidka K/Galbeed ee Hannaanka Dib u eegista Dastuurka oo manta lagu qabtey Baydhabo.
written by Warsan Radio
[WARSANRADIO} Kulankaan oo lagu qabtay magaalada Baydhabo waxaa kasooqeebgalay Xildhibaano katirsankgs aqoonyahano malaaqyo iyo kuwo katirsan bulsha weenta reebaydhabo Ayaa waxaa looga hadlay hanaan ka Dastoorka sidii loo dardar gelini…










