{WARSANRADIO} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay…
Author
Warsan Radio
SWEDEN — warsanradio.com— Xaflad soo dhoweyn balaaran oo loo sameeyey Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. Abdulkadir Sharif Shekhunaa oo ka dhacdey magaalada Gotenberg Sweden. Xadladaas oo lagu…










