{WARSANRADIO}Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Kamid Magaalooyinka sida weyn Looga Xusay Maalinta Biyaha Aduunka Iyadoona Munaasabada ay Soo Qaban Qaabisey Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sidoo…
Warsan Radio
Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladaha Carabta inay dib Safaaradahooda uga furtaan Muqdisho
{WARSANRADIO}Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta sanad-guurada 73aad ee aas aaska Ururkaas oo ku beegneyd 22-kii bishan. Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la aas aasay sanadkii…
Wasaaradda caafimaadka dowlada KGS ayaa maanta xustay maalinta caalamiga ah ee cudurka qaaxada, taasoo sanad walba ku beegan marka la gaaro 24 bisha maarso. Mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka oo ka hadlayay munaasabad…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: March 25th, 2018…
Akhriso:-Xildhibaanada difaacaya Jawaari oo hadal quus u muuqda uu kasoo yeeray
{WARSANRASIO} Muqdisho waxaa maanta ku kulmay koox xildhibaano ah oo sheegtay iney dhex dhexaad ka yihiin is qab qabsiga Baarlamanka Somalia.Kooxdan oo la baxday Badbaadada Baarlamanka, waxey dhaleeceysay warsaxaafadeedkii uu…
{WARSANRADIO} Wali waxaa taagan muranka mooshinka xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia ay ka keeneen gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Cismaan Jawaari. Mooshinkaan ayaa lagu abaabulay 24 saac gudahood, markii ay xukuumadu ogaatay…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay Hoggaanada Ciidanka
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay Hoggaanada ciidanka Milateriga. Madaxweyne Farmaajo ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay ku shaqeynayay…









