Waxaa guud ahaan dalka soomaaliya ka curtey xiliga gu,ga kaa soo inta badan lagu yaqaano in ay soo da,aan roobab mahiigaan ah. magalada baydhabo ahna Xarunta ku meel gaarka maamulka…
Author
Warsan Radio
Akhriso:-Micheal Keating oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda iyo Ganacsiga
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Kulan afar geesood ah oo u dhaxeeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir…
DHAGEYSO:-XILDHIBAAN XASAN MACALIN YUUSUF (BLACK) OO SI ADAG ULA HADLAY HAY’ADAHA KA SHAQEEYA GARGAARKA .
written by Warsan Radio
{WARSANBAIDHABO} Hadalka Xildhibaan Xasan Black ayaa yimid kadib markii roobkii da’ay dhowaantan uu waxyeelo u gaystay barakacayaal kuwaasoo uu aqaladoodi Roobka biyo dhigay,qaarkood uu ku soo dumay. DHAGEYSO:-XILDHIBAAN XASAN MACALIN…
Dhageyso+Sawirro:- Maamulka Baardheere oo Xariga ka jarey Ceel Biyood ku Shaqeynaya Soolarka Cad Ceeda
written by Warsan Radio
{WarsanRadio} Mas,uuliyiinta Maamulka degmada Baardheere ayaa maanta waxay xariga ka jareen Ceel Biyood ku shaqeynaya Solarka oo markii ugu horeysay laga hergeliyey degmada Baardheere,Ceelkani oo ah Ceelka keliya ee laga…










