{WARSANRADIO} Waxaa uu ku nool yahay xero barakac oo ku taasha duleedka Magaalada Baydhabo. Hooyadiis waxaa ay noo sheegatay in uu Aadan dhiganin Dugsi iyo iskuul, balse mar la geeyay…
Tababarkaan oo ay ka soo qeyb galeen Xubnaha Golaha degaanka Degmada Xuddur iyo wakiilo ka socday Xafiisyada Ururada Bulshada Rayidka qeybahooda kala duwan ayaa waxa soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha…
Saalax sheikh axmed Ayaa Mooshinka laga keeney ku tilmaamey mid lagu soo deg degey oo aan laga fiirsan sharci ahaana tilmaamey in uu san aqbaleynin Sidoo kale gudoomiyaha ayaa wuxuu…
Maamulka degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen weerar caawa lagu qaaday Wiil ka mid ahaa Dhalinyarada degan degmadaasi. Dabley hubeysan ayaa caawa aagga Isbitaalka…
Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta wax-yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed intaba.…
{WAESANRADIO}Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in lagu ansixiyo magacaabida Safiirada dalal dhowr ah oo xilligan banaan, kuwaasoo horay xubnihii joogay xilalka laga qaaday. Hadal heynta ku aadan…
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday muddo seddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey Talisyadda Ciidanka difaaca Qaaradda Africa iyo Dawladda Mareykanka,…