Saalax sheikh axmed Ayaa Mooshinka laga keeney ku tilmaamey mid lagu soo deg degey oo aan laga
fiirsan sharci ahaana tilmaamey in uu san aqbaleynin
Sidoo kale gudoomiyaha ayaa wuxuu sheegey in maamulkiisa uu yahay mid cusub waqtigaana loo
baahan yahay in la garab qabto mooshin iyo wax yaabaha ay wadaan xildhibaanada golaha deegaan
kuna ku sheegey mid Jeeb Ka hadal ah,
DHAGEYSO :GUDOOMIYE SAALAX OO MOOSHINKA LAGA KEENEY KU TILMAAMEY MID WAX KAMA JIRAAN AH
previous post