Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Buur-Madoow oo deegaanka Carmo ee dowlad gobolleedka Puntland uga qeybgalay caleemo saarka mid ka mid ah…
Warsan Radio
AKHRISO:- Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay ciidamadii ay Imaaraadku tababarayay
{WARSANRADIO}Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay dugsigii tababarka Jen Gordan oo ay horey u maamulayeen saraakiishii Imaaraadka ee tababarka siinayay ciidamada dowladda Soomaaliya. Saraakiisha ciidamada xoogga dalka…
Akhriso:-Shir caalami ah oo looga hadlaayay Badqabka Suxufiyiinta ayaa ka furmay Muqdisho
{WARSANRADIO}Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo loogaga hadlayo Bedqabka Suxufiyiinta isagoo socon doono muddo laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka socota dowladda…
Wafdigaan waxaa hogaaminayey safiir ku xigeenka dalka ingiriiska waxaana lagu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada kg see baydhabo Kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka amniga xasan xuseen amxamed xasan eeleey ayaa qaabiley…
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamd Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa caawa kormeer kadis ah ku tagay xarumo dhowr oo…










