Wafdigaan waxaa hogaaminayey safiir ku xigeenka dalka ingiriiska waxaana lagu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada kg see baydhabo
Kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka amniga xasan xuseen amxamed xasan eeleey ayaa qaabiley wafdigaan waxeyna ka wada hadleen tayeynta ciidamada kgs wax ka qabashada dadka abaarihii dalka soo marey saameeyey iyo mashaariic midowga yurub uu ka hirgalin doona deegaanada kgs
Afyaheenka madaxtooyada nuura diin yuusuf abuukar ayaa la Hadley saxaafada wuxuuna faah faahiyey wax yaabihii ay isku garteen wafdiga safiir kuxigeenka dowlada ingiriiska iyo kusimaha madaxweynaha kgs