{WARSANRADOA} Magaala madaxda gobolka bakool ee xudur waxaa bilihii u dambeeyey laga dareemay ey kuleyl jiilaal iyo biyo yari saameysey dadka iyo duunyada waxaana xudur kusugan barakacayaal farabadan oo ka…
Warsan Radio
{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere Cabdi Aadan Qooqane oo Sheegay in wali qansaxdheere ay wali helin roob biyo galiyay Waraha,dadkana ay u diyaar garoobayaan Beer abuur. Hadalkan ayuu jeediyay Gudoomiyaha Degmada…
Dhageyso: GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA
GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA ADUUNKA(WFP) Cabashadan ka soo yeertay Gudoomiyaha Degmada Yeed ayaa timid kadib markii ay la soo xiriireen shirkidihii qandaraaska ku…
DHAGEYSO: AGAASIMAHA WASAARADDA GARGAARKA IYO MAARAYNTA MASIIBOOYINKA OO KA HADLAY ROOBABKA IYO SAAMAYNTA AY KU YEESHEEN BARAKACAYAASHA.
Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka KGS Liibaan Sheekh Shuceeb oo sheegay in ay mardhow qorshaynayaan sidii loo hagaajin lahaa Xaaladda Nololeed ee Bakacayaasha ku nool duleedka Magaalada Baydhabo. Ugu…
Dhageyso+Akhriso:- Khubadii manta oo Guddoomiye Jawaari si rasmi ah iso casilay.
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha xilka ka degaya ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa istiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka. Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan…
Dhageyso+ Sawiro:- Khubadii manta oo madaxweyne Farmaajo ka soo jediyay Xuska Sanad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaalia
{WARSAN RADIO}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qooysaskooda oo maanta…










