{WARSANRADIO} Lagumabaran in uu balan qaad u sameeyo maamul kakoonfur galbeed hor joogiyaasha iyo waliba ciidan ka al shabaab ka bar bar dagaalama ku waa oo loo balanqaadey in hadii ay ka soobaxaan fikirka ay aaminsan yihiin kuna soobiiraan dowlad goboleedka kgs in la siin doono lacagama guru
Balan qaad kaas ka dib waxaa isa soo taray asaraakiil badan oo xarakada al shabaab ka sootagaya waxeyna badiisku soodhiiba anmagaalooyin ka maamul ka uu ka taliyo
Kulan lacag cadadeeda gaareyso 15 kun oodolar lagu gudoon siinaayey sarkaal al shabaab ka tirsanaa oo kolhore isku soo dhiibey maamulka degmada diinsoor ee gobolka baay waxaa uu ka dhacay xarunta wasaara daaminga kg see baydhabo
Shaqsigaan waxaauu ka sheekeeyey qaabkii uu ku soobaxay iyo sida uu ku soo gaarey diinsoor
Lacagtaan waxaa uu ku muteystey gaari dagaal oo noocii da uu yahay cabdi bile oo uu la soo goostey xiriir iyo wada hadal badan uu la soo sameeyey wasiirka amniga kgs xasan xuseen maxamed xasan eeley
Deegaanada kgs badi waago’doonl kn deegaanada kale ee maamul goboleed yada ay ka taliyaanwaa la isku socon karaa ha noqoto xarumaha al shabaab ka tali yaan iyo ku wa maamul goboleed yada gacanta kuhaaya antaasi markan arkey oo dhibaato badana ay ka taagan tahay deegaanada kgs eego’doonka la saarey waxaango’aansadey inaaan soo tagooon xiriiro maamulka kgs ayuuyiri sarkaalkaan manta saxaafada la Hadley
Xasan xuseen maxamed xasan eeley wasiirka amniga kgs ayaa isna dhankiisa warmey waxaa uu sheegey in balanqaad kamaamul ka uu sameeyey dartii rag badan isku soodhiibaan maamul kana uu soodhaweeyey wuxuu intaa kudarey in wali ay u siibaaqeyaan
Baydhabo oo xarun ku meelgaar u ah maamulka kgs waxaa xiligan ku sugan shaqsiyaad can ka ah deegaanada maamu lka ku waa oo horey ugatirsana xarakada al shabaab iyagoo qaar la Hadley warbaahinta qaarkood nawalibulshada aroogada sugeyaan