{WARSANBAIDOA}Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo galabta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadaladii uu waday Madaxweynaha Somaliya. Wuxuu sheegay Guddoomiye (Jawaari)…
Warsan Radio
{WARSANBAIDOA}Wafdigan maanta gaarey degmada xudur ee gobalka bakool ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiinta maamulka degmada, gobalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool xudur. Waxaana masuuliyiinta…
Dhageyso:-Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka
{WARSANRADIO}Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay wixii maanta ka dhacay xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Jawaari ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidamo taageersan ay…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Dalmar] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: April 4th,…
AKHRISO:- Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya
{WARSANBAIDOA}Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa looga hadlay Xaalada amaan ee dalka, Faah-faahinta Geedi-socodka dayn cafiska Soomaaliya, Hanaanka Maaliyadda…
{WARSANRADIO}Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 Orod yahan…









