GUDOOMIYAHA DEGMADA BAYDHABO OO KA WARBIXIYAY SAFARKII UU KU TEGAY MAGAALADA KUALALAMPOOR EE WADANKA MALAYSIYA
Mr. Cabdulaahu Cali Watiin oo ah Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Baydhabo oo Shalay dib ugu soo laabatay Magaalada Baydhabo ayaa Waraysi uu siiyay Idaacada Warsan waxuu uu ku sheegay in ay uu guul ku soo dhamaaday Shirkii uu uga qeyb galay Dalka Maleesiya kaasoo ay ka qayb galeen Duq Magaalooyin badan oo ka socday Aduunka.