Maamulka Koofur galbeed ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa mar kale sheegay in uu isbadal ku sameyn doono Maamulada gobolada iyo kuwa Degmooyinka ee haatan…
Author
Warsan Radio
Howllgal ka dhan ah Shabaab oo ka socda degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool
written by Warsan Radio
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howllgal ka wada Degmada Tiyeegloow, ee gobolkaBakool, kaasi oo Maamulka degmada uu sheegay in lagu xaqiijinayo Ammaanka deegaanada hoostaga Tiyeegloow. Gudoomiyaha degmada Tiyeegloow oo la hadlay…
Jawaari “Maamulada dhismaya ma ahan in loogu yeero dowlad goboleed ee Waa Maamulo KMG ah”
written by Warsan Radio
May 14 (Warsan)—Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in aan maamulada dalka ka jira aan loogu yeerikarin dowlad goboleed, ilaa uu Baarlamaanka ka ansixiyo. Hadalkan ayuu shalay…
R.wasaaraha: “Dhlainyarada maanta joogta waa iney la yimaadaan wadaninimo iyo dal jacayl si cadowga meel looga soo wada jeesto”
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku tilmaamay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed inay shacabkeena ugu fadhiso qiimo weyn, baal dahab ahna kaga jirto taariikhda Soomaaliya, ayna…

