{WARSANRADIO} Madaxweyne Farmaajo ayaa u diray Hambalyo Ku aadan Xuska Sanad Guurada 58 aad ee kasoo wareegatay markii ay xuroobeen Gobalada koon fureed ee soomaaliya iyo israacii labada qeebood ee…
Warsan Radio
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Donald Trump ayuu farriintiisa ku bilaabay “Mudane…
{WARSANRADIO} Wasiirka Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya Nuur Maxamed Xassan ayaa sheegay in dhoofinta xoolaha dalka ay meel wanaagsan marayaan, lana qaaday xayiraaddii saarneyd dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin…
{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Bilaal Hilaal Dhageysi gana waa xagiina DHAGEYSO:-WARKA HABEN EE IDAACADA WARSAN was last modified: July 3rd, 2018…
DHAGEYSO:-ISBITAALKII KALIYA EE DEGMADA BUUR HAKABA OO DAWO LA ‘AAN U ISTAAGEY .
{WARSANRADIO} Waxaa Gabi ahaanba is taagey Adeegyadii Caafimaad ee uu Bixin Jirey Cisbitaalka degmada buur hakaba ka dib markii dawadii cisbitaalka dhamaatey hay’adii gacanta ku heysey cisbitaalkana joojisey adeegyadii ay…
Akhriso:-Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay
{WARSANRADIO} Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’addaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.…
Akhriso:-Dowladda Soomaaliya iyo Shirkado Shiinees ah oo heshiis Kalluumeysi ku kala saxiixday Nairobi
{WARSANRADIO}Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka dalka ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa magaalada Nairobi heshiis horudhac ah kula gaaray Madaxa shirkaddaha Kalluumeysiga dibadda ee dalka Shiinaha. “Waxaa maanta heshiis…










