Ururka dhalinyarada degmada diinsoor ee gobolka baay waxaa ay wadaan hor maro kala duwan ha noqoto is dhexgalka bulshada sida tartamo kubada cagta ah oo ay qabteen iyo amniga oo…
Warsan Radio
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo qoraal ku shaaciyay in la soo xiray Kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la soo xiray kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka. Qoraal loo kala diray Xildhibaanada Golaha…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 11th, 2018…
Akhriso:- Wasiirka Duulista Hawadda DF Soomaaliya oo war ka soo saaray shirkaddaha diyaaradaha qaarkood
{WARSANRADIO}Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqo gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde…
{WARSANRADIO}Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda kormeerka…










