{WARSANRADIO}Magaalada Addis Ababa waxaa maanta ka anbabaxa dulimaadkii ugu horeeyay ee ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritre 20 sano, waxaana sii kordhaya dalbaadka dadka doonaya in ay isaga…
Warsan Radio
Akhriso:-Mashruuca Tareenka Kenya aya galay qasaare 100 maliyan oo dollar ah
{WARSANRADIO}Mashruuca daahfurka tareenada Kenya ayaa sheegay inay galeen khaasaare gaaraya 100 milyan oo doolar sannadkii ugu horreeyay uu howlgala tareenka casriga, sida laga soo xigtay wasaaradda gaadidka ee Kenya. Bangi…
{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Bilaal Hilaal Dhageysi gana waa xagiina DHAGEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADDA WARSAN was last modified: July 18th, 2018…
Akriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Hindiya
{WARSANRADIO}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay. Waxayna ka wada hadlayn xiriiirka…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 18th, 2018…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo dib ugu soo laabtay Dalka
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Belgium.…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 20th, 2018…
Dhageyso+Sawiro:-Munaasabad lagu abal marinaayay Xaafadaha Kaalinta kagalay Tartan aqooneedkii Bishii Ramadaan ee ay Qabatay Garab walaal iyo Radio Warsan ooBaydhabo laguqabtay
{WARSANRADIO}Waxaa manta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka KG ka dhacdy Xaflada ay sooagasiimeen Radio Warsan iyoUrurka Garabwalaal Xaflada ayaa waxaaa lagu baal marino kaladuwan lagu gudoonsiiyay 3 dii Xaafadood ee…









