{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Maamulka Somaliland in uu wakiilo u dirsaday shirka lagu…
Author
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:-TARTAN KUBADDA CAGTA OO AY KA QAYBQAADANAYAAN LIXDA LAAMOOD XAAFADDA WADAJIR OO KA FURAMAY SALAXA ISKUULKA MACMUUR MAGAALADA BAYDHABO.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Tartankan ayaa ah mid u dhexeeyo laamaha kala duwan Xaafadda Wadajir ee Magaalada Baydhabo, waxaana soo abaabulay iskuulka mac’muur. Mukhtaar Maxamed guuleed oo ah maamulaha Iskuulka mac’muur ayaa furitaanka tartanka…
Akhriso:-Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Tababarka Aas-aaska Xogaha iyo Tirakoobka Dalka Somaliya
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku aadan aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka ee (Basic of Statistics) ugu qabatay Magaalada Muqdisho shaqaaale ka kala…










