{WARSANRADIO}Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa ka digey in sanadkan ay xujayda Soomaaliyeed ay awoodi waayeen inay gutaan waajibaadka gudashada Xajka sababo la xiriira shirkadaha diyaaradaha ee…
Warsan Radio
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 12th, 2018…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Brussels
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Madaxweynaha ayaa ka qeyb-qaadan doona guddoominta shirka horumarinta Soomaaliya oo ka dhici…
Akhriso:-Wasaaradaha kalluumeysiga dowlad goboleedyada oo uu shir uga furmay Kismaayo
{WARSANRADIO} Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen wasiirada wasaaradaha dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Shirka ayaa…
Akhriso:-Culimada Muqdisho oo Ra’iisul Wasaaraha kala hadlay Arrimaha ka jira Xajka
{WARSANRADIO}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Guddiga Sare ee Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa looga hadlay xaaladaha…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyay shirka Brussels ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Mudanayaal iyo marwooyin, martida iyo saaxiibbada sharafta leh, Waxaa farxad…










