{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 4th, 2018…
Warsan Radio
Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti kaga qeyb galay shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kaga qeyb galayo Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 5th, 2018…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel gaarka…
Dhageyso:-Wasiirka Warfaafinta Somaliya oo ka hadlay weerarkii Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha
{WARSANRADIO}Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta ay rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee ku dhow Taalada Sayidka.…
Furitaanka kal fadhiga baarlamanka kgs waxaa soo xaadirey 92 mudane waxaana furitaanka goob jog ka ahaa gudoomiyaha barlamaanka federaalka soomaliya ahna kusimaha madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaliya maxamed mursal sheikh cabdi…









