Baydhabo Somaliya{WMN}-Maamulka Koofur Galbeed iyo Gudiga Bajaajlayda ayaa ku heshiiyay in sedex qeybood lagadhigo bajaajyada oo kale ah A,B. iyo C. oo kalar ka bajaajta ku salaysan. Maanta bajaajyada leh…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhanka diblomaasiyadda ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, kadib markii Donald Trump uu diiday heshiiskii Iiraan lala gaaray. Dowladaha reer Galbeedka qaarkood ayaana ka walaacsan…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 8th, 2018…
Akhriso:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Shaqada Laga Joojiyey
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir kuxigeenkii Arrimaha Dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud. Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa dhowaan…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 9th, 2018…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018. Golahan oo dawladda kala talinaya…









