Kulankan Ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Baay iyo kan degmada baydhabo waxaa ujeed kiisu ahaa ka shaqeynta amniga baydhabo inta ay socoto doorashada kgs ololaheeda. Bulshada qeybaheda kala duwan…
Warsan Radio
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti,
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wada hadalo labo geesood ahaa ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}- Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saaray Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dona isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan was last modified: August 17th, 2018…
Akhriso:-Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya oo ku heshiisay diyaaraddaha Qaadka in la saaro Kalluun
Baydhabo Somaliya{WMN}-Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Soomaaliya , Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya,Peter G. Munya.…
Akhriso+Sawiro:-Madaxweyne Farmajo oo ka qeebgalay munaasabad loo qabtay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka
Baydhabo Somaliya{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo salaadda ciidda kula tukaday Dugisga Tabobarka ee…
Akhriso+Sawiro:- Madaxweyne Waare oo Shacabka reer Jowhar la tukaday Salaada Ciidda
Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa saakay subaxnimadii la tukaday salaada Ciidul Adxaa shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar. Salaada Ciidda ayaa lagu dukaday Masaajidka Carabta Xaafadda Horseed ee…
Akhriso:-AMISOM oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday inay Nabbadda ka shaqeeyaan
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ergeyga Gaarka ah Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Caetano Jose Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku began. Mr. Madeira…










