Baydhabo Somaliya{WMN}-Maamulka Koofur Galbeed iyo Gudiga Bajaajlayda ayaa ku heshiiyay in sedex qeybood lagadhigo bajaajyada oo kale ah A,B. iyo C. oo kalar ka bajaajta ku salaysan. Maanta bajaajyada leh kalarka Jaala waxaa laโisugugeeyay Garoonka ku badda cagta ee DR. Ayuub, siloogu buufiyo Numbar lagu aqoon sado.
Qaarka mid ah wadayaasha bajaajta ย Ayaan kala sheekaystay sababta loo soo xareeyay, waqtiga ay feelka soo galeen iyo sida ay arkaa nqaybta lagu sookordhiyay labadiiqaybood ee horay u shaqay nay say.
Maxamed Nuur wariir oo ah Gudoomiyaha Iskaashatada Bajaajlayda oo u waramay Warbaahinta Warsan ayaa sheegay in ay Maamulka wadahad leeni slamar kaana ay ku heshiiyeen in lagadhigo bajaajyada sedex qaybood oo qayba maalin shaqayso si loo dhimo ciriiriga iyo shilalka Bajaajyada.
Sedexdan qaybood ee loo qay biyay bajaajyadan ayay dhoowrjeer oo hore ka dhega adeegeen bajaajleeyda, iya goo ku andacoonayay in ay dhib ku qabaan Labadaqaybood A,B da, hadda se waxaa Muuqata in taasi iyagamaamulka ay gaareen is afgarad, iyadoo ay shaqadoodii dib u bilaabeen.