Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha maamulka ahna Duqa Muqdisho gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo ka hadlayay caqabadaha ka jira sugida Amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee…
Warsan Radio
Akhriso:-Safiirka Mareykanka oo kula kulmay Nairobiya Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta Nairobi wadajir kula kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. Sida ay sheegayaan wararka kulankan ayaa waxaa looga…
Dhageyso+Sawiro:-Bandhiga Ganacsiga Ganacsatada yar yar ay Maalgaliso Hay’ada SOS oo kaashaneysa Wasaarada Ganacsiga KGS oo Baydhabo ka Dhacay .
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Waxaa ay sameeyeen horumar dhanka ganacsiga ah kadib markii hay’adda SOS u samaysay mashruuc loogu magac daray barnaamiska xoojinta Qooysaska danta yar, kaasoo socday muddo sedex sano ah. Mudadaasi…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Habeenkii koowaad ee Bisha Ramadan Idaacada Warsan waxay bilaawdadayTartanka aqooneedkii Ramadaanka kaasoo looqabanaayo Xaaafadaha Magaalada Beydhabo oo gaaraya 10 Xaafadood Bishaa Ramadaan Sanadkaan Tartan aqooneedka Waxaa taaba gelinaya Garab…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy …
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa goor dhow geeriyooday, sida ay soo warisay Warbaahinta dowladda Masar, geeridiisa ayaa timid, kaddib markii uu ka soo muuqday Maxkamad. Maxamed Mursi…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy …
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…









