Dhgeyso+Sawiro:- Wareegto ka soo baxday Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa lagu eryay xubno ka tirsanaa Hey’adda, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka hor yimaadeen hannaanka shaqo gudasho. Xubnahan oo…
Warsan Radio
Akhriso:-kenya oo raadinaysa in ay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay soo farageliso muranka Badda ee kataagan
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya dowlada Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si…
Akhriso:-Madaxa QM ee Soomaaliya oo Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Jinsiga ee Xiliyada Colaadaha
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa maamuusay dhibanayaahaiyo kuwa kasoo kabanaya xadgudubka jinsiga…
Dhageyso:-Dr HAmed Ali Muse oo lo Magacaabay Gudoomiayaha Maxkamada sare kgs
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Ayaa Gudoomiyaha Maxkamadda sare Ee Koonfur Galbeed u Magacaabey Dr Ahmed Ali Muuse ,waxana Warqada ka soo Baxadey…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy …
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Maalamaha Xorriyadda Iyo Midnimada
Baydhabo Somaliya {WMN}-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta wasaaradda warfaafinta kula kulmay guddiga abaabulka xuska munaasabadda maalmaha Xorriyadda iyo midnimada ee 26 June iyo July…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Iskahorimaad Sababay Dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay Maanta Gaalkacyo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koofurta magaalada ayaa sheegaya in xaalka ammaanka magaaladu uu degen yahay kadib markii maanta uu iskahorimaad hubeysan uu ka dhacay magaalada.…









