Baydhabo Somaliya{WMN}-Madaxweynaha Maamul Goboleedk Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku hoyanaya deegaanka Godinlabe oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado. Axmed Ducaale Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loogu…
Warsan Radio
Akhriso:-Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah ku soo dhammaaday. Ra’iisu Wasaaraha Soomaaliya…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Xuseen [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy …
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ku soodhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedin dona Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy …








