Baydhabo Soomaaliya-[WMN}-Shacabka kasoo jeeda kgs oo kaganacsanaaya inta bada Deegaanada Buntuland ayaa waxay lakulmaan Caqabada isogojira Dil iyo Dhac Xarig iyo Hanjabaadyo Hadaba waxaa maalmo ka hor lago xiray Boosaaso…
Warsan Radio
Dhageyso+Sawiro:-Tiradii ugu badnayd oo qalin jabisa Kuleejka Xirfadda Caalamiga (IPC) oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Hotelka Bakiin ee magaalada Baydhabo.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Dufcadii lixaad ee dhammaystay koorsooyinka kala duwan ee koleejka xirfadaha caalamiga ah IPC ayaa xaflad lagu sagootinayay isla markaana lagu siinayay Shahaadooyin ayaa ka dhacday Hoteelka Bakiin ee Magaalada…
AKHRISO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Caabuudwaaq
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka oo ka dhacay xarunta…
Akhriso:-Dhallinyada Caabuudwaaq Oo Ra’iisul Wasaare Khayre La Yeeshay Kulan Ay Su’aalo Ku Waydiiyeen
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan xildhibaanno deegaan doorashadoodu ay tahay Caabuudwaaq iyo wasiirro ayaa gudaha Caabuudwaaq ee gobalka Galguduud kulan kula…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ku soo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo xasaasi ah waxaa Caawa soo diyaariyay Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaayaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Casriyeyneysa Garoonka Kubbadda Cagta Dhuusamareeb
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday garoonka kubbadda Cagta Dhuusamareeb (Dhuusamareeb Stadium) oo ay ku sugnaayeen boqollaal dhalinyaro ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Ku soo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid…









