Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 59aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. “Hambalyo! Tani waaa…
Warsan Radio
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan Qado Ah La Qaatay Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur
Baydhabo Soomaaliya-WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Guriceel kulan qado ah kula qaatay Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur Ugaaska iyo Ra’iisul Wasaaraha…
France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, The Netherlands, Norway, Sweden, Switzerland, Turkey, United Kingdom, United States, the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the European Union, the Intergovernmental Authority on Development…
Akhriso:- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Isbitaallo Iyo Xarun lagu Barto Farsamada Gacanta
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Ra’iisul Wasaare Khayre oo u kuur gelayay…
Akhriso:-Saaxiibada caalamka [ee daneeya arrimaha Soomaaliya] kuwooda ugu horeeyo ayaa soo dhoweeyay wadahadallada ka socdo dowlad goboleedka Galmudug
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Dowladaha Belgium-ka, Denmark, Itoobiya, Finland, France, Germany, Italy, Netherlands, Norway, Poland, Sweden, Switzerland, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Mareykanka, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub, Urur-Goboleedka…
Akhriso:-Xukuumadda Oo Ansixisay Heshiiska Cusub Ee dowladdu La Gashay Shirkadda Favori Iyo Labo Hindise Sharciyeed
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Shirka golaha wasiirrada oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu asixiyay heshiiska cusub ee dhex maray dowladda federaalka iyo shirkadda Favori…
Akhriso+Sawiro:-Dowladda Soomaaliya oo Maanta Si Rasmi Ah Dhuusamareeb Uga Billaawday Diiwaan Gelinta Ciidanka Ahlu Sunna
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna si ay uga mid noqdaan ciidanka qaranka. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya…
Akhriso:-Guddiga qaban qaabada Doorashada Jubbaland oo soo saaray jadwalka guud ee doorashada
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo saaray jadwalka guud ee doorashada Jubbaland, sida tan Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. Qoraal uu soo saaray Guddiga ayaa lagu…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Ku soo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre: “Dhamaystirka dhismaha Galmudug waxay fursad inoo siineysaa dhameystirka dagaalka aan kula jirno khawaarijta, iyo inaan dalka ka xoreeyno”
Baydhabo Soomaaliya-[WMN]-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta looga xoreynayo goobaha ay kaga harsan…









