Baydhabo Soomaaliya-{WMN}iyadoona manta qaar ka mid ah Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed su,aalo lagu weydiinayay,waxaana su,aalaha weydiinayay wasiirada shacab kazoo qeyub galey. Wasiirada kal ah wasiirka xaananada xoolaha dhirta iyo daaqa…
Warsan Radio
Akhriso:-Shir looga hadlaayay dib u habeynta dhaqaalaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Baydhabo Soomaaliya-[WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha iyo hufnaanta Maaliyadda dalka Soomaaliya. Shirka oo todobaadkii mar la qabto ayaa…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Akhriso:-shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Jubbaland oo Guddiga Doorashada ay Soo Saareen maanta
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha. Qoraal ka soo baxay Guddiga ayuu ku shaaciyay xilliyada codsi…
Dhageyso+Sawiro:-Madasha awoodaynta dhalinyarada oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS oo ku soo idlaaday Magaalada Baydhabo.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Madasha awoodaynta dhalinyarada oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS ayaa ku soo idlaaday Magaalada Baydhabo kaasoo maalmihii la soo dhaafay ka socday hool ku yaala…









