Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cali Maxamed hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…
Warsan Radio
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulamo La Qaatay Odayaasha Ka Shaqeeya Xoojinta Nabadda Iyo Xasiloonida Gaalkacyo
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay odayaasha u xil saaran adkeynta nabadda iyo is-dhex galka bulshada ku nool waqooyiga…
Akhriso:-Caasimadda Maamulka Galmudug oo maanta gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}-Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, iyadoo wafdigan isugu jiraan Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar. Wafdigan ayaa…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Soomaaliya-WMN]-Ra’iisul wasaaraha wadanka Canada Justin Trudeau ayaa ka hadlay geeridii Hodan Naaleeye iyo seygeedii Fariid Jaamac oo ku dhintay weerarkii ka dhacay magaalada Kismaayo. Justin Trudeau ayaa tacsi u…









