Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur galbeed iyo Gudoomiyaha Gobalka Bay ayaa ka qeyb galey kulan xilalka ku kala wareegayeen Agaasimiyasha Guud ee qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlad Gobaleedka…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Akhriso:-Farmaajo oo la kulmay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiga dib u eegista Dastuurka
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib U…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
United Nations in Somalia mourns death of Mogadishu mayor from terrorist attack injuries
Mogadishu, 1 August 2019 – The United Nations joins Somalia in mourning the tragic passing of the Governor of Benadir Region and Mayor of MogadishuAbdirahman Omar Osman, known as Engineer Yarisow, from injuries he sustained in a terrorist attack in Mogadishu last week.…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Ku soodhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow
Dhuusamareeb, Khamiis, Agoosto 01, 2019-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan…









