Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye , ayaa Maanta si Rasmi ah usoo Xirey Bandhigga Baydhowa, kaasi oo socodey Mudo seddax maalin ah ,iyadoona…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul-Adxaha. “Soomaalidu waxa ay dhammaan u dabbaaldagayaan munaasanaddan gaarka ah ee Ciidul-Adxa, waana…
Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha KGS iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG oo Kumanaan Shacab kula Dukadey Salaada Ciida Garoonka DR_AYUUB_STADIUM magaalada Baydhabo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha…
Dhageyso+Sawiro:-waxaa manta Baydhabo kafurmay Shir wada-tashi oo ay qabatay Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta federaalka iyo dawlad-goboleedyada
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Shirkan oo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan…
Dhageyso+Akhriso:-Kontan sano kadib Fanaanta Arlaadi oo helay xarun ay ku howlgalaan.
Baydhabo Somaaliya-{WMN}- Inta la ogyahay taariikhda dhow tan iyo markii ay dhalatay xoriyaddii Soomaaliya sanadkii 1960kii waa markii ugu horaysay ee Fannaaniinta KGS ay helaan xarun ay ku hoowlgalaan, isugu yimaadeen,…










