Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Warsan Radio
Akhriso:-Xildhibaanada cusub ee Jubaland ayaa waxaa warsaxaafadeed kasoo saaray Xisbiyada Wadajir,Himilo,iyo UPD
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran iyo Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasoo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.…
Akhriso:-Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo wada dadaaladii u dambeeyay ee xal looga gaarayo xiisada siyaasadeed…
Dhageyso+Sawiro:-Gudigii dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed magaacay oo soo bandhigay hordhaca baaritaanka dilalkii ka dhacay Baydhawa 9kii bishan.
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Gudigagan dhowaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu u xil saarey baaritaanka dilalkii Baydhabo ka dhacay sagaalkii bishan ayaa maanta shir jaraa,id uu ku qabtay Magaalada Baydhabo…
Dhageyso:-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor.
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Xildhibaan Maxamed C/qaadir Cade oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Warsan ayaa kawar bixiyey xalada Degmada diinsoor ee Gobolka Baay isagoona sheegay in aysan gorgorton ka galaynin maaamulka degmada…
Baydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Galab nimo ee Idaacada…









