Baydhabo Somaaliya-{WM}- Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in la xirey askar loo haysto tacadiyo ka dhan ah weriyayaal lagu xirey Muqdisho xilli ay ku gudo jireen howlahooda…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Denmark
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay kulan looga hadlay iskaashiga iyo xoojinta xariirka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Naasir Mayow [Waay not] Dhageeyso:-Warka fiidnimo…
Dhageyso:-Taliyaha cusub ee qeebta lixdamaad DFS, u soo magacaawday KGS, General Maxamed Sheekh Cabdulaahi Ciiroow oo soo gaaray Magaalada Baydhabo,
Baydhabo Somaliya-[WMN]-waxaana soo dhaweeyeey saraakiil ka tirsan Ciidamada Militeriga wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS. Taliyaha cusub ayaa imaanshihiisa Baydhabo waxaa ku wehlinayey saraakiil sare oo ka tirsan…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha loogu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Cabdulahi Nur Aadan waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/lahi Nur Adan [Jecelow] Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 9th, 2019…








