Baydhabo Somaliya-{WMN}-Doodda ayaa ku saabsanayd doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka. Waxaana ka qayb galay dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda dhalinyarada kuwaasoo kala ah. Aadan Mayoow Cali Sahro Ibraahim Maxamed Yaasiin…
Warsan Radio
Akhriso+Sawiro:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Dowladda Qatar Ka Guddoomay Doomo, Cagafyo Iyo Gaadiid Kale
Muqdisho, Arbaco, Nofeember 13, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee Soomaaliya ka guddoomay doomo, Cagafyo iyo gaadiid…
Akhriso:-Galmudug:-NISA oo wariyaal ka qaadatay telefoonnadooda, amarna ku bixisay in wararka doorashada lagu soo wargeliyo
MUQDISHO, Soomaaliya, 13 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu walaac xoogggan ka muujinayaa awaamiirta cusub oo lagu xayirayo xorriyadda saxaafadda madaxa-bannaan iyo falka sida sharci darrada ah taleefoonadooda…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Qaxootiga Soo Guyo-noqonaya Iyo Barakacayaasha
Muqdisho, Khamiis, Nofeember 14, 2019—Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada. Golaha ayaa ansixiyay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamud Cali [Gaabshaa] hadaba aan ka dhageeysano Warkeeni Fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar
Dooxa, Sabti, Nofeembar 16, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa…









